الجمعة، 27 يونيو 2014

Kushubo WinRAR FOR FREE



Hadii aad tahay qof jelel in uu marwalbo Internetka wax kasoo download gareysto barnaamijkan aad ayuu muhiim kuugu yahay waana laga maarmaan ah in uu ku jiro Computer kaaga Sawabtoo ah waxalaa laga yaabaa waxa aad soo download gareyso in uu yahay folder cadaadisan taasi macnaheydu waxa ey tahay hadii uusan Computer kaaga ku jirin barnaamijkan ama barnaamijyada kale ee lamidka ah sida 7zip, WinZIP, PearZIP Waxa aad soo download gareysay wax ey kuu tarayaan majiro computer kaagana awood uma laha in uu furo waxa aad soo download gareysan

Barnaamijkan waxaa loogu talagalay in fooldarada lagu cadaa diyo ama cadaadiska looga furo arinta ugu wey ee folder ka loo cadaadinayo waxa ey tahay in la yareeyo Size ka folderka 

Waxba yaan hadalka yaan idinku dheereynin
Daawo Cashirka



 Win RAR 32-bit


sida uu isku badalayo Size ka folder ka marka lacadaadiyo

Tusaale sida aan sawirkan ku aragno waa hal folder oo marna la cadaadiyay marna asagoo foldar caadi ah 
Saan aragno folder ka cadaadisan Size kiisu waa 423KB
marka cadaadiska laga furayna waxa uu noqday 1.32MB oo 1MB waxa uu u dhigmaa 1024KB 
taasi macnaheydu waa folderka inta aan lacadaadini kahor waxa uu ahaa 1.32MB oo udhiganta 1351.68KB marka lacadaadiyay na waxa uu noqday 423KB sida aan arkeyno waxaa udhaxeeya in kabadan 928KB




 Waxaa Soo diyaariyay Cashirka barnaamijkana sameeyay A.khaliq Ahmed (Young Somali)


U shear garee saaxiibadaa si aad ugu sheergareyso waxaad taabataa calaamada Facebook ga ama calaamada Twitter ka
FD
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الثلاثاء، 6 مايو 2014

Sidee ayaan desktop ka computer ka ugu dhigeynaa 3D

Maanta cashirkeena waxa uu ku saabsan yahay sidee ayaan desktop ka computer ka ugu dhigi karnaa 3D
3D waxaan filayaa in aad wada garaneysaan waxaa loola jeedaa shey sadax dhinac laga arkayo sida sawirkan ka kamuuqda

Hadii aad rabto in aad shaashada computer kaaga sidan oo kale in aad kadhigto kaliya waxaad ubaahantahay in aad soo download gareysato barnaamijka loo yaqaano Real Desktop 
waxaadna kasoo download gareysan kartaa batnaamijka xaga hoose ee page kan


Barnaamijkan waxa uu ku shaqeynayaa dhamaan noogyada windows ka soda Windows Xp, Windows Vista, Windows 7, Windows 8 iyo sidoo kale Windows 8.1

Waakan cashirka ee daawasho wacan 



Riix Download si aad barnaamijka usoo download gareysato
Download for free

Waxyaabaha looga baahanyahay computer kaaga

1- CPU ga computergaaga in uu kaweyn yahay 1GHz
2- RAM ka computer kaaga waa in uu kaweynaadaa 1GB waa hadii uu computer kaaga yahay 32bit 
Hadii uu yahay computer kaasaga 64bit RAM ka waa in uu kaweynaadaa 2GB
3- Hard Disk ga Computer kaaga waan in uu ka banaan yahay in ka badan 30MB oo u dhiganta 0.03GB 

Dhamaan macluumaatkan hadii aad rabto in aad ogaato raac talaa bootinkan 
1- riix Start Bottom 
2- dhinaca midig ee Mouse ka ku kilig garee Computer ka dib waxaad doorataa Properties 


Waxaa si toos ah kuugu furmi doona warqad noocan oo kale 



Waxaa soo diyaariyay A.khaliq Ahmed (Young Somali)

Don't Leave With Out Comment Or Shear

Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الجمعة، 28 مارس 2014

Sidee ayaan uga qaadikarnaa falaaraha dulsaaran ikonada shaashada dulyaala

Inshaa alaah maanta waxaan arki donaa sidee ayaan uga qaadi karaa ama uggarinkaraa falaaraha  dulsaaran shortcut yada shaashada dulyaa 
Falaaraha waxaan ulajeedaa falaarahan kamuuqda sawirka ee inta badan dulsaaran iconada shaashada dulyaala ee shortcut ka ah

cashirkan ma aha cashir ubaahan wax barnaamijm ah kaliya waxaan wax kabadaleynaa register ga computerka qaabka loo badalayana aad ayeey ufududahay waxaad na kala soconkartaa cashirkan daawasho wacan



Waakuwan Qoraaladii ama erayadii aan cashirka ku isticmaalnay

Regedit
Lnkfile
IsShortcut_old

Sharaxa Cashirka oo Qoraal ah



Marka ugu horeysa waxaad isku taabataa calaamada windows ka iyo R



kadib waxaa xaga hoose ee shaashada kaaga soo muuqan doona warqad noocan ah waxaadna ku qortaa kalmadan Regedit kadibna waxaan taabataa OK

waxaa sitoosah kuugu furmi doona Registry ga computerkaaga 









Folderka ugu horeeya waxaad karaadisaa Folder magaciisa layiraaho Lnkfile is aad folderka si ugu heshit waxaad isku taabataa Ctrl iyo F

 waxaa kuu soo furmaya wargad kale oo noocaan ah waxaad ku qortaa Lnkfile dhamaan qaanadaha kawada qaad calaamada saxda ah marka laga reebo Keys kadib waxaad taabataa Find Next

 waxaad magaca kabadashaa file ka uu ku qoranyahay IsShortcut waxaadna u bixisaa IsShortcut_old sida sawirka kamuuqata




Waxaa cashirkan idin soo diyaariyay walaalkiin a.khaliq Ahmed (Young Somali)




Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الخميس، 16 يناير 2014

Microsoft waxey bilaabeysaa sameynta windows 9


Warkan waxaa laga soo xiganayaa website ka caanka ah ee looyaqaano Paul Thurrott website kan waxa uu xariir laleeyahay inta baday shirkadaha dhinaca technology yada ey ku jirto shirkada Microsoft 

Microsoft ayaa hore waxa ey u sheegtay in ey soo saari doonto barnaamij cusub oo uu computerka ku shaqeeyo (Applications) lakiin faah faahin intaa dheer kameysan bixinin soo baxday isbuucan gudahiisa ayaa waxey shirkada Microsoft ku sheegtay in nidaamka cucub magaciisa uu noqon doono Windows 9 

Nidaamkan cusub waxaa April 2014 lagu soo ban dhigi doonaa Midowga Hormarinta Microsoft ee loo yaqaano Microsoft Build Developer Conference waxa ey gaar u yihiin hormarinta Nidaamkan cusub kahor inta aan suuqyada caalamka lageynin bisha April ee sanadka soo cocda  2015 hadii uu ilaahey yiraaho


Bisha April ee soo socota waxa ey noqondoontaa bil kuweyn Shirkada Microsoft Midowga Hormarinta ee Microsoft saan wada ognahay waxa ey sheegeyn in ey soo wadaan Windows 9 
Sidoo kale waxaa lasheegay in April lasoo saari doono Nooc cusub oo ah Windows 8.1  iyo sidoo kale in windows Phone 8 loosoosaari doono nooc cusub loogu magac daray Windows Phone 8.1

Sidoo kale website ka aan warbixinka kasoo xigtay ee loo yaqaano Paul Thurrott Waxa uu sheegay in sawabta ugu wey ee shirkada Microsoft ku kaliftay in ey nidaamkeeda cusub ey u bixiso Windows 9 in uu ahaa fashilitaankii ey ku fashilantay windows 8 iyo noociikale ee kasii danbeeyay ee windows 8.1
Si ey u hesho kalsoonida isticmaalayaasha Ku waasoo ubadan isticmaalka Windows Xp iyo Windows 7 oo ah Nidaamyada haatan la isticmaalo nidaanyadii igu horeeyay uguna kalsoonida badan   


Waxaa soo diyaariyay Walaalkiin A,khaliq Ahmed (Young Somali)
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الاثنين، 30 ديسمبر 2013

Qurxi Desktop ka Computer kaaga Part two


Insha alaah maanta waxaan arki doonaa Qeybtii 2aad ee barnaamijkii ahaa Qurxi Desktop ka Computer kaaga

Qeybtan 2aad waxaa ku baran doonaa sidee ayaan Desktop ka Computer ka ugu soo dari karnaa warqadahan aan ku aragno Sawirka

 warqadahan ma aha kuwa sawiro ah Mid walboo kamid ah waxa uuqabtaa Howl gaar ah warqada ugu yar waxa ey sheegtaa Waqtiga Tan ugu Weyna waxa ey sheegtaa Cimilada 
Halka warqada kale ey sheegto awooda RAM ka inta uu la ekyahay iyo inta aad RAM ka ka isticmaleyso 


FIIRO GAAR AH

Hadii aad cashirka qeyb tiisa hore daawatay oo aad soo Download gareysatay barnaamijka looyaqaano Rainmeter isla markaana Computer kaaga aad ku Install gareysay uma baahnid in aad mar labaad soo download gareysato oo aad computer kaaga ku install gareyso 

Kaliya waxaad u baahantahay in aad soo Download gareysato Skin ka aan cashirka ku is ticmaali doono 
(Marka lajoogo Rainmeter ka Skin waxaa lola jeedaa waxyaabaha barnaamijkan (raimeter) lagu daro sida Skin ka aan maanta arki doono oo kale oo loo yaqaano Torn Paper )
Daawo Cashirka


Hadii aadan wili soo download gareysanin barnaamijka loo yaqaano Rainmeter riix Download 
Skin ka cusub ee maanta aan cashirka ku is ticmaalnay Torn Paper hadii aad rabto in aad soo Download gareysato riix 
Hadii aad rabto qeyb ta 1aad in aad ee cashirka riix

㋡═☞㋡═☞HALKAN☜═㋡☜═㋡

Hadii aad rabto in aad soo download gareysato sawirka aan cashika ku isticmaalay riix sawirka wuu kuu download gareys mayaa

MAHADSANID

Waxaan filayaa in aad kafaa idey sateen cashirka 
Waxaa idinla socod siinayay Walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)




Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الأحد، 29 ديسمبر 2013

Qurxi Desktop ka Computer kaaga Part One


Inshaa allah maanta waxaan Arki doo Barnaamij cusub oo loo yaqaano Rainmeter barnaamijka waxaa loogu talagalay in lagu qurxiyo Desktop ka Computer ka waxa uu ku shaqeynayaa dhamaan noocyada windows ka laga soo bilaabo Windows XP.... Ilaa laga soo gaaro  Windows 8.1 oo ah nooca ugu danbeeyay


Maanta waxaan arki doonaa qeyb kamid ah barnaamijkas oo ah sidee ayaan Desktop ka computer ka ugu ekey siinkaraa qaabkan aad sawirada ku arkeyno 


Qaabka barnaamijla loogu install gareeyo iyo sida Iyo Sida Loogu soodaro Skin cusub 

Daawo Cashirka


Hadii aad u baahantahay In aad soo download gareysato barnaamijka riix Download

Sidoo kale hadii aad rabto in aad soo Download gareysato Skin ka cusub ee Iron Man riix Download

Fiira gaar ah adoon Barnaamijka Ku install gareenin Computer kaaga Skin (Skin waxaa loola jeedaa waxyaabaha barnaamijkan lagu daro sida kan aan cashirka ku aragnay ookale IRON MAN)ka kuuma shaqeynayo 

MAHADSANID

Waxaan filayaa in ka faa ideysateen cashirka
Waxaa idinla socod siinayay walaakiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)


Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

السبت، 30 نوفمبر 2013

Sidee ayaan ugu xirayaa Computer keyga Baasweerada Loogu talagaly Mobilada Tajka Ah

Insha alaah maanta waxaan baran doon naa sidee ayaa Computer keyga shaashadiisa ugu xir karaa Baasweerada loogu talagalay Mobilada Tajka oo kale
Kaliya waxaad ubaahantahay In aad heysato barnaamijka Loo yaqaano XUS PC Lock hadii aadan heysa Hoos usoco Video ga hoostiisa ayaad kaheki doontaa halka laga soo Download gareenayo kali riix Download kadib waxa uu bilaabayaa in uu kuu Download gareeyo Barnaamijka Sida Loogu Sida loogu Install gareenayo iyo sida loo isticmaalayo waxaad ka daawan kartaa Video ga Hoos yaala 


Daawo Cashirka


Hadii aad rabto in aad soo Download gareyso Barnaamijka riix Download

NAMBARADA SIRTA EE BARNAAMIJKA

Waaka Serial ka koobiyee mid kamid ah kadibna meesha loogu talagalay ku Paste garee

1- BRD-AMCNNC-A186VA1618448CQF1D1                  2- BRD-UMHJI4-36F477C2C92764217FD
3- BRD-GLZS00-A1D7K27A8A337CY53E4                    4- BRD-BX57ZT-361AEED6FK5B2AP116F
5- BRD-3UOQJR-6D07D016177143Y6141                      6- BRD-0G66ZS-C1BFV7111VC1A9JC1A1
Hadii aad rabto in aad soo download gareysato baasweerada (Serial ka barnaamijka) riix Download


Waxaan filayaa in aad kafaa ideysateen Cashirka 
Waxaa idin socodsiinayay walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)
MAHADSANIT
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الاثنين، 18 نوفمبر 2013

Sidee ayaan Ugu badali karaa Qaabka Guud ee Windows 7 Qaab Mac OS X

Insha alaah maanta waxaan baran doonaa sidee ayaan qaabka guud ee Windows 7 ka ugu badalayaa qaab Mac OS X
Mac waa nooc kami ah computer ada waxa uuna kamiskahay computerada ugu quruxda badan dunida OS X waxaa si gaar ah usoo saaarta shirkada Apple 











Mac OS X

Windows 7


Daawo Cashirka

Hdii aad rabto in aad soo download gareysato riix download

Hadii aad rabto in aad iska masaxdo

Hadii aad rabto in aad iska masaxdo barnaamijka ama aad rabto sidii hore in aadf ku soo celiso Computer kaa waxaad raacdaa talaacooyinkan
1-waxaad tagtaa Start Bottom
2-waxaad dkadoorataa Control panel
3-waxaad doorataa Uninstall a Program
 4-window ga kuu soo furmay waxaad karaadisaa barnaamijka magaciisa Lion Transformation Pack barnaamijka markaad hesho kilig garee barnaamijka dushiisa
5- waxaad xaga sare ka doorataa Uninstall 
+5+ hadii aadan Uninstall xaga sare ka arkeyn barnaamijka dushiisa dhinaca midig ee mouse ka ku kilig garee kadib waxaad doo rataa Uninstall


Waxaan filayaa in aad ka faaideysateen Cashirka 
waxaa idinla socod siinayay Walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali) 
MAHADSANIT

Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad