الجمعة، 27 يونيو 2014

Kushubo WinRAR FOR FREE

Hadii aad tahay qof jelel in uu marwalbo Internetka wax kasoo download gareysto barnaamijkan aad ayuu muhiim kuugu yahay waana laga maarmaan ah in uu ku jiro Computer kaaga Sawabtoo ah waxalaa laga yaabaa waxa aad soo download gareyso in uu yahay folder cadaadisan taasi macnaheydu waxa...
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

Qaabka ugu fudut ee cajaladaha lagu duubo anagoo isticmaaleyna Ashamboo Burning 14

Inshaa alaah Cashirkan waxaan kubaran doonaa Sida loo duubo Cajaladaha Computerka loona copy yeeyo iyo sidoo kale sida loo masaxo cajaladaha awooda uleh in ey masaxmaan  Anagoo Isticmaaleyna Barnaamijka Loo yaqaano Ashampoo Burning Studio 14 oo aan cashirkii hore ku baranay sida loo soo...
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الاثنين، 16 يونيو 2014

Download Ashampoo Burning Studio 14 For Free ( $49.99)

Insha alaah maanta waxaan arki doonaa qaabka loo soo download gareyn karo barnaamijka loo yaqaano Ashompoo Burning Studio 14 oo ah barnaamij loogu talagalay duubista cajaladaha laguna koobiyeeyo isla markaana lagu masaxo cajaladaha awooda uleh in ay masaxmaan  Inshaa alaah maaanta cashirka...
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الثلاثاء، 6 مايو 2014

Sidee ayaan desktop ka computer ka ugu dhigeynaa 3D

Maanta cashirkeena waxa uu ku saabsan yahay sidee ayaan desktop ka computer ka ugu dhigi karnaa 3D 3D waxaan filayaa in aad wada garaneysaan waxaa loola jeedaa shey sadax dhinac laga arkayo sida sawirkan ka kamuuqda Hadii aad rabto in aad shaashada computer kaaga sidan oo kale in aad kadhigto...
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الخميس، 17 أبريل 2014

Download Win RAR For Free

Hadii aad tahay qof jelel in uu marwalbo Internetka wax kasoo download gareysto barnaamijkan aad ayuu muhiim kuugu yahay waana laga maarmaan ah in uu ku jiro Computer kaaga Sawabtoo ah waxalaa laga yaabaa waxa aad soo download gareyso in uu yahay folder cadaadisan taasi macnaheydu waxa...
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الجمعة، 28 مارس 2014

Sidee ayaan uga qaadikarnaa falaaraha dulsaaran ikonada shaashada dulyaala

Inshaa alaah maanta waxaan arki donaa sidee ayaan uga qaadi karaa ama uggarinkaraa falaaraha  dulsaaran shortcut yada shaashada dulyaa  Falaaraha waxaan ulajeedaa falaarahan kamuuqda sawirka ee inta badan dulsaaran iconada shaashada dulyaala ee shortcut ka ah cashirkan ma aha cashir...
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الخميس، 16 يناير 2014

Microsoft waxey bilaabeysaa sameynta windows 9

Warkan waxaa laga soo xiganayaa website ka caanka ah ee looyaqaano Paul Thurrott website kan waxa uu xariir laleeyahay inta baday shirkadaha dhinaca technology yada ey ku jirto shirkada Microsoft  Microsoft ayaa hore waxa ey u sheegtay in ey soo saari doonto barnaamij cusub oo uu...
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad
Page 1 of 6123456