الاثنين، 28 أكتوبر 2013

Sidee ayaan isaga masixi karaa qof sawir igula jiri aniga oo aan Wax raad ah kagatagin


inshaa alaah maanta cashirkeena waxa uu kusaabsan yahay 
Sidee ayaan isaga masixi karaa qof sawir igula jiri aniga oo aan katig wax raad ah
Cashirkan waxa uu kuu suuta gilinayaa in aad kamasaxdo sawirka waxyaabaha aadan doodey in uu kamuuqdo sawirka 
si dhib la'aan ah ayaad sawirka aad rabto kaga masixi kartaa waxyaabaha aadan dooneyn  kaliya waxaad ubaahantahy in aad soo download gareysato barnaamij loo yaqaano Inpaint barnaamijkan waa barnaamijka kuu suurta gilinaya in aad sawirkaaga kamasaxdo waxyaabaha aadan rabin in uu kamuuqdo sawirka ayadoon wax raad ah laga-ga tagin 
si aad u ogaato qaabka loo isticmaalo barnaamijkan daawo video ga hoos yaala 
Daawo Cashirka


Barnaamijka Hadii aad rabto in aad soo download gareysato riix HALKAN
Hadii aad rabto in aad sitoos ah U download gareysato riix Download

Waxaan filayaa in aad ka faaideysateen cashirka
Waxaana idinla socotsiinayay walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)
Mahad sanit

Comments
0 Comments

0 comments:

إرسال تعليق