الأحد، 8 ديسمبر 2013

Sidee ayaan Facebook ga ugu qori karaa qoraalo kaladuwan

In shaa alaah maanta waxaan arki doonaa sidee ayaan Facebook ga ugu qori karaa qoraaladan oo kale
Ⓚⓤⓢⓞⓞ Ⓓⓗⓐⓦⓐⓐⓓⓐ Ⓐ.ⓚⓗⓐⓐⓛⓘⓠ Ⓕⓞⓡ Ⓣⓔⓒⓗⓝⓞⓛⓞⓖⓨ
ᗪᕼᗩᗰᗩᗩᑎTIIᑎ ᗯᗩᗩᑎ IᗪIᑎ ᔕᗩᒪᗩᗩᗰᗩY
Ḁ.ḲḧḀḶḭq ḟṏṙ ṮḕḉḧṆṏḶṏḠẏ
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الأحد، 27 أكتوبر 2013

Sidee ayaan u ogaan karaa Qofka ugu badan ee profile kaaga Facebook ga soobooqda


inshaa allaah maanta waxan barandoonnaa cashir kusaabsan Facebook 
Sidee ayaan u ogaan karaa Qofka ugu badan ee profile kaaga Facebook ga soobooqda
arintani waxaalaga yaabaa in ey kuu suuta giliso in aan ogaato qofka kuxiiseenaya iyo sidoo kale qofka marwaliba kuraadiya 
Daawo Cashirka


Waxa aad Afargeyska  searching ka ee kuu soo baxay  marka aad taabatay CTRL+F "InitialChatFriendsList"

Page ka cusub ee aad furtay waxaat ku qortaa http://www.facebook.com/profile.php?id=

kadib waxaad raacisaa ID ga aat soo Kobiyeyday


Waxaa idin la socodsiinayay Walaalkiin Abdi Khaliq Ahmed  (Young Somali)

waxaan filayaa cashirka maanta in aad ka faa'ideysateen Mahadsanit
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

Trick yar ama qiyaano ku saabsan Facebook


Baro qiyaano aad ufiican oo ku saabsan Facebook ga qiyaanadan waa mid kuu suurta glineysa in aad bad badasho dhamaan tirooyinka kamuuqda Sida tirada massage yada ama tirada dadka kuugu soodarsada iya sidoo kale tirada notification

waxaa shardi ah tirada aad badaleysit ugu yaraan in ay  ahaato "1" hadii eysan tira dhan kuu yaalin lama badalikaro

Daawo Cashirka


Waxaan filayaa in aad cashirka ka faaideysateen 
Waxaa idinla socodsiinayay walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)
Mahadsanit 
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad